Mukhtaar Roobow: “Qarash bixiyaha iyo qarax wadaha waa isku mid” (Akhriso Bayaan)

Wasiiradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowladda federaalka iyo maamuladda oo war-murtiyeed kasoo saarey shir shan maalmood uga socdey Muqdisho ayaa sheegay “in ay xaaraan tahay dhaqaale kasta oo la siiyo” Shabaab. “Qarash-bixiyaha iyo Qarax-waduhu waa isku mid,” ayaa lagu yiri bayaanka. Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka qeybgalay gebagebada Shirweynaha “Alshabaab maanta ka dib waxaa … Continue reading Mukhtaar Roobow: “Qarash bixiyaha iyo qarax wadaha waa isku mid” (Akhriso Bayaan)